Siyaasi cadeeyay Ujeedka ka dambeeyay Mashaariicdii uu hakiyay R/Wasaare kheyre

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa si adag uga hadlay amarkii kasoo baxay Ra’isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya ee lagu hakiyay mashaariic laga fulin lahaa afar magaalo oo kutaala Soomaaliya. Waxa uu sheegay Cabdiraxmaan Cabdishakuur in go’aanka Xukuumada uu yahay mid marin habaabin, waxa uuna soo bandhigay Ujeedooyinka ka dambeeyay hakinta Mashaariicda laga fulin lahaa magaalooyinka Muqdisho, … Continue reading Siyaasi cadeeyay Ujeedka ka dambeeyay Mashaariicdii uu hakiyay R/Wasaare kheyre